Thursday, December 26, 2024
HomeAll NewsYahuudda oo Xirtay Dhaqtar Urduni ah Xilli uu Gurmad Caafimaad ugu Socday...

Yahuudda oo Xirtay Dhaqtar Urduni ah Xilli uu Gurmad Caafimaad ugu Socday Qazza.

Ciidamada Yahuudda ayaa xiray nin dhaqtar ah oo udhashay dalka Urdun xilli uu usocday Marinka Qazza, si uu gurmad caafimaad halkaasi uga sameeyo.

Ciidamada Yahuudda ayaa Dr-kan ka qabtay macbarka Buundada Malik Xuseyn ee udhaxeysa Urdun iyo Lubnaan, xilli uu kasii gudbayay halkaaasi, 19 bishan labo iyo tobnaad ee 2024-ka.

Dhaqtarkan oo lagu magacaabo Cabdullaahi Salaama  Al-Balawii, ayaa ogolaansho ka heystay Sahaayinada oo horay ugu wargeliyay socdaalkiisa, maadaama uu qeyb ka ahaa dhaqaagtiir Aduunka kasocday oo howlo caafimaad utegayay halkaasi.

Illaa iyo haatan dhaqatarkan Yahuudda ayuu uxiran yahay, waxayna ku heystaan xarun demi baaris oo ku taalla Taax Takfa oo udhow magaalada Talaabiib ee ay xoogga ku heystaan Yahuudda, halkaasi ayuuna baaritaanno ku wajahayaan illaa iyo hadda.

Qoyskiisa oo warbaahinta la hadlay ayaa dalbaday in wiilkooda loosie daayo, iyagoo cadeeyay shaqada uu socday ee uu ka qaban rabay Qidaaca Qazza.

Abaha qoyska oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay, ineysan wax xiriir ah ka heyn wiilkooda, isagoo intaasi ku daray, iney xattaa safaaradda xukuumadda Urdun awoodi waysay iney kala hadasho xariga dhaqtarkan maamulka Yahuudda.

Ma ahan markii ugu horresay oo DR-kan uu howlo caafimaad  utegayo Marinka Qazza, mana cadda waxaa uu maamulka Yahuuddu markan uheysto dhaqtarkan, inkastoo horraanba uu

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments