Sunday, January 12, 2025
HomeAll NewsXuulufinta Dhirta oo Wali ka Socota Degmada Dhoobley & Deegaannada Hoosyimaada.

Xuulufinta Dhirta oo Wali ka Socota Degmada Dhoobley & Deegaannada Hoosyimaada.

Gobalka Jubada-hoose qeybaha ay ku sugan yihiin Shisheeyaha iyo Dowladda Fedaraalka waxa ay kamid yihhiin, meelaha ay ka socoto xaalufinta dhirta.

Tani ayaa saameyn adag ku yeelatay dadka iyo duunyada, iyadoo sidoo kale aga dhhaxlay dhibaatooyin kale.

Qaar kamid dadka ku dhaqan degmada Dhoobley ayaa waxa ay ka hadleen, dhibaatada ay ku heyso xaalufinta dhirta ee ka socotaa halkaas.

Halkaan ka Degso Warka Xaalufinta Dhirta

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments