Sunday, January 19, 2025
HomeAll NewsXukun Xaddu Zino ah oo Ka Dhacay Deegaan Hoostaga Degmada Afgooye.

Xukun Xaddu Zino ah oo Ka Dhacay Deegaan Hoostaga Degmada Afgooye.

Maxkamada islaamiga ah ee gobolka Sh-hoose ayaa xukun xadu-zino ah ka fulisay deegaanka Buulo-madiino ee udhow degmada Afgooyee.

Xuknkaan ayaa lagu fuliyey, wiil iyo gabar ku kacay fal Zino ah.

Gabadha oo maxkamadda dacwo keensatay ayaa waxa ay sheegtay, in wiilka oo uu xiriir ka dhaxeeyay geystay gurigiisa, si qasab ahna ku xoogay, hasa yeeshee wuxuu isagana sheegay in ay raali isku ahaayeen uuna dhaartay, halka gabadha oo marqaati la weydiiyayna ay waysay wax u marag fura.

Midkiiba waxaa lagu dhuftay,100jeedal maadaama aysan guur soomarin, waxaana xukunkooda sharraxaad ka bixiyay mid kamid ah qudaada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab.

Halkan kala deg Faafaahinta

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments