Xoolo-dhaqatadaan oo ku sugan dhulka NFD ee ku hoos jira gumeysiga Dowladda Kenya ayaa waxa ay shaaca ka qaadeen, in ay wajahayaan xaalado adag oo ku heysta mandiqaddaas.
Waxa ay sheegeen in tan iyo gumeystihii Ingariiska ay wajahayeen gumeysi iyo sidii uu kheyraabka uga boobi lahaa mandiqadda.
Waxa ay sidoo kale tilmaameen in hadda ay wajahayaan caqabado kala duwan, aysanna jirin cid wax uqabatay.
Halkaan ka Degso Warka Xoolo-Dhaqatada