Monday, November 18, 2024
HomeWarka GudahaXillibaannada Federaalka kumatala Jubbaland oo War-Saxaafadeed Soo Saaray.

Xillibaannada Federaalka kumatala Jubbaland oo War-Saxaafadeed Soo Saaray.

Xillibaannada Maamulka Jubbaland ku matala Baarlamaanka Dowladda Federaalka, ayaa si adag uga horyimid tallaabada ay xeerka doorashooyinka ku ansxiyeen xillibaannada Baarlamaanka Dowladda Federaalka.

War saxaafadeed ay soo saareen xillibaannadan oo ku sugan magaalada KIsmaayo, ayay sharci darro ku tilmaameen ansixinta baarlamaanka Dowladda Federaalka.

Halkan kala deg

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments