Xillibaan Daahir Amiin Jeesow oo katirsan Baarlamaanka Dowladda Federaalka, ayaa ku goodiyay in Xasan Sheekh Maxmuud ay awood u adeegsanayaan xil ka qaadistiisa marka uu waqtiga ka dhamaado.
Wuxuu sheegay in mashruucii Badbaado qaran loogu magacdaray ee FARMAAJO xilka looga qaaday, oo ay Xasan Sheekh ka barteen, ay isaguna xilka uga qaadi doonaan haddii la gaaro waqtiga.