Thursday, January 16, 2025
HomeAll NewsXildhibaan Hore oo Sheegay In Yahuudda iyo Maamulka Soomaaliland uu Xiriir ka...

Xildhibaan Hore oo Sheegay In Yahuudda iyo Maamulka Soomaaliland uu Xiriir ka Dhaxeeyo.

Cali Maxamed Axmed oo ah xildhibaan hore oo katirsan Dowladda Fedaraalka ayaa waxa uu shaaca ka qaaday, in Maamulka Yahuudda uu xiriir wanaagsan maamulka la baxay Soomaaliland.

Cali ayaa xaqiijiyay inuu jiro xiriir wanaagsan oo ka dhaxeeya maamulka la baxay Soomaaliland iyo Yahuudda, taas oo maalimihii lasoo dhaafay lagu xusayay warbixinno kala duwan.

Waxa uu tilmaamay in Dowladda Fedaraalka ay tahay mid taag-daran Xasan Sheekha uusan Shisheeye siin karin baddaas, Yahuuddana ay had iyo goor ku taami jireen magaalada Zeylac.

Halkaan ka Degso Warka Xildhibaanka Hore

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments