Sunday, December 22, 2024
HomeAll NewsXifdinta Qur'aanka Waxay Kobcisaa Fahmadna u Horseedaa Maskaxda Ardayda.

Xifdinta Qur’aanka Waxay Kobcisaa Fahmadna u Horseedaa Maskaxda Ardayda.[DARAASAD]

Daraasad la sameeyay ayaa lagu ogdaay in xifhiga Qur’aanka uu kobciyo maskaxda ardayga islamarkaana fahmo uhorjeedo.

Waxay daraasaddu ka markaati kaceysa, in ardayda Qur’aanka lagula dadaalay ay ka fahmo iyo garaad sarreeyaan kuwa maadiga waqti badan ku bixiya.

Dr Shiine oo kamid ah dhaqaatiirta Soomaaliyeed ayaa tijaabo uu sameeyay oo ku saabsan arrintan ka hadlay, wuxuuna sheegay in arday 100 kor udhaafaye ay geliyeen tijaabo islamarkaana ay guuleystay tijaabadaasi.

Halkaan ka Degso Warka Daraasadda

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments