Sunday, January 5, 2025
HomeAll NewsXasan Sheekh oo Itoobiya u Ogolaaday Badda Soomaaliya Kadib Hishiis ka Dhacay...

Xasan Sheekh oo Itoobiya u Ogolaaday Badda Soomaaliya Kadib Hishiis ka Dhacay Turkiga.[FALANQEYN]

Madaxweynaha Dowladda Fedaraalka Xasan Sheekh oo mowqifkiisii hore kasoo tanaasulay, ayaa dowladda Itoobiya ufasaxay isticmaalka biyaha Badaha Soomaaliya, iyadoo uu soo geba geboobay kulankii ay isku arkayeen isaga iyo Abiy Axmad ee ka dhacay magaalada Ankara oo ah caasimadda dalka Turkiga.

Halkaan ka Degso Xogta Hishiiska

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments