Xeryaha Dhadhaab ee ku yaala dhulka Soomaalidu leedahay ee Kenya gumeysato, ayaa waxaa ka dillaacay xanuun ay dadka deegaanka ugu yeereen Al-Cadaala oo ku dhacaya dhamaan dadka.
Xanuunkan oo aan illaa iyo hadda si rasmi ah loo ogeyn waxa uu yahay, dadka qaarna ay Kaduudiye ku sheegeen, ayaa wuxuu xeryaha Dhadhaab ku dilay ugu yaraan toban ruux.
Halkaan ka Degso Warka Dhadhaab