Deegaanno katirsan gobolka Hiiraan oo uu maro webiga Shabeelle ayaa dadkii deganaa ka barakaceen, kadib markii uu kusoo fatahahay webiga.
Dadkan ayaa ka barkacay illaa afar tuulo, waxaana hadda ay ku suganyihiin deegaan lagu magacaabo Guri-cade oo katirsan gobolka Hiiraan, halkaas oo ay ku heysato xaalado adag oo xaga nolosha ah.