Maalmihii lasoo dhaafay waxaa colaado ay dib uga soo cusboonaadeen qeybo kamid ah gobalka Sh-dhexe, kuwaas oo ay ku lug leedahay Dowladda Fedaraalka.
Haddana Qaar kamid ah waxgaradka gobalka Sh-dhexe ayaan ka wareysanay colaadaha kasoo cusboonaaday gobalkaaas.