Dowladda Ukraine ayaa wajaheysa xaalad adag, iyadoo inkabadan labo sano ay dagaal furan kula jirto ciidamada Ruushka ee dalkeeda duullaanka kusoo qaaday, waxaana Ukraine ay awoodi la’dahay iney askareyso ciidamo cusub.