Siyaasiyiinta hogaamisa Afrika inteeda badan ayaa si hal haleel ah waxay u diideen, wujuudka Faransiiska ee qaaradda, gaar ahaan galbeedka, halkaas oo uu Faransiisku ku sugnaa tobanaankii sano ee lasoo dhaafay.
Hadaba maxay qaaradda Afrika u diiday siyaasaatka iyo la macaamilka madaxweynaha Faransiiska ninka lagu magacaabo Emmanual Macron?