Mid kamid ah waxyaabaha qurxiya Aadanaha, adduun iyo Aakhirana badbaadiya waa inuu u meel dayo hadalkiisa, taasina waxay ku imaaneysaa inuu dareemo in kalimaddu ay tahay amaanad iyo masuuliyad.