Wednesday, January 8, 2025
HomeAll NewsWarbixin: Hoos-udhac ku Yimid Kalsoonida Ameerikaanku ku Qabaan Ciidankooda.

Warbixin: Hoos-udhac ku Yimid Kalsoonida Ameerikaanku ku Qabaan Ciidankooda.

Tan iyo markii ay sii kordheen dagaallada furan ee uu Maraykanku kaga jiro dunida muslimka ah, waxaa batey fuuq baxa xaga awoodda iyo dhaqaalaha ee ciidankan, kaasoo noqday mid lagu dhiirado, lagu maadeysto, xisaabaad badanna aan loo degin, xilli la ogyahay in wixii ka horeeyay 1993-dii oo Soomaaliya ciidamada Maraykanka lagu jiid jiiday uu ciidankan ahaa mid qab leh, aadna uga cabsadaan dowlado badan.

Aragti uruurinno laga sameeyay gudaha dalka Maraykanka ayaa muujinaya iney hoos u dhacday kalsoonida uu shacabka Maraykanka ku qabay ciidankiisa milliteriga, taasoo gaartey halkii ugu hooseysay abid.

Mu’asssasda Glob ee qaabilsan taxliilaatka iyo talobixinta, fadhigeeduna yahay dalka Maraykanka ayaa sameysay fakar aruurin la xiriirta kalsoonida shacabka Maraykanku ku qabo ciidankiisa noocyadooda kala duwan gaar ahaan kuwa Marinezka ee hor boodaya duulaannada lagu soo qaaday caalamka Islaamka.

Halkan kala deg Warbixinta

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments