Xabsiga Seydnaaya waa mid kamid ah goobaha loogu cabsida badnaa dunida, halkaas oo uu Nidaamka Nuseyriyadu u adeegsanayay kawaan lagu qalo dadka, derbiyada dhismahan ayaana ku tilmaaman rucbi iyo argagax.
Balse tani waxaa bedeley waaqic kale oo lama filaan ku noqday Muslimiinta, xabsigan ayaa hadda laga soo saaray dhamaan dadkii ku xirnaa, qisaskiisa rucbiga lehna waxay noqdeen sooyaal laga sheekeeyo.