Friday, January 3, 2025
HomeAll NewsTaliyaha Ciidamada Badda ee Dowladda Federaalka oo Shaqo Joojin Lagu Sameeyay.

Taliyaha Ciidamada Badda ee Dowladda Federaalka oo Shaqo Joojin Lagu Sameeyay.

Wareegto kasoo baxday taliyaha ciidamada Dowladda Fedaraalka Odawaa Yuusuf Raage ayaa shaqo joojin loogu sameeyay, Taliyaha Ciidanka Badda Jeneraal Cabdi Warsame Maalin.

Taliyaha shaqo joojinta lagu sameeyay ayaa lagu eedeeyay musuqmaasuq, waxaana ku socda baaritaanno lagu cadeynayo eedda loosoo jeediyay.

Horraan waxaa xilalka looga qaaday masuuliyiin katirsan Dowladda Fedaraalka, kuwaas oo iyagana lagu eedeeyay musuqmaasuq iyo wax isdaba marin. Dowladda Federaalka ayaa had iyo goor waxay kaalinta koowaad ka gashaa dalalka ugu musuq-maasuqa badan dunida.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments