Mahad Cabdiraxmaan Aadan oo ah Taliyaha ciidanka loo yaqaan Asluubta ee Dowaldda Fedaraalka, ayaa isagoo ku sugan magaalada Baydhabo meel fagaare ah oo uu ka hadlayay ka sheegay, in askarta uu utaliyo ay isticmaalaan noocyo kamid ah maadooriyaha kuwa ugu halisisan.
Intastoo ay ciidanak Dowladda Fedaraalku guud ahaan ka siman yihiin isticmaalka maandooriyaha iyo hadane wuxuu ganaraalkan si gaar ah ugu eedeeyay ciidanka uu hor joogaha uyahay oo ilaaliyah xabsiyada Dowaldda Fedaraalka, daroogada kala ah Xashiishka iyo Kaniini isaguna maandooriye ah.
Wuxuu intaasi ku daray iney jiraan kuwo ay uhayaan daroogo sida uu hadalka udhigay.