Masuuliyaadka waaweyn ee saaran Waalidiinta inta ay ku guda jiraan Tarbiyeynta Ubadka, waa iney ka ilaaliyaan saaxiibada xun xun, kuwaasoo caruurta u horseedi kara dhibaatooyin diineed iyo mid dunyawi intaba.
Halkan kala deg Sidee Waalidka Uga ilaalin karaa Caruurtiisa Saaxiibada xun