Madaxweynaha Dowladda Fedaraalka Xasan Sheekh ayaa galabta waxa uu safar ku tagay dalka Itoobiya, kadib markii uu uyeeray Abiy Axmed oo ah Ra’iisal Wasaaraha Dowladda Xabashida Itoobiya, iyagoo kawada hadli doona dhameystira heshiiskii xaraanta ahaa ee Itoobiya.
Haddaba sidee loo arkaa Xasan Sheekh oo aad u sheegayay inuu Itoobiya ka difaacayo badda Soomaaliya inuu maanta heerkan marayo, wariyaheena Haashim Cabdinaasir ayaa su’aashan hordhigay Injineer Xuseyn XaaJI Cabdi Xasan Awgaab.