Caruurta inta ay yaryihiin waxaa haboon in la barto islamarkaana la xifdisiiyi Qur’aanka Kariimka ah, taas oo caruurta ku dhiirro galineysa iney daa’imaan xifdiga Qur’aanka.
Haddaba sidee caruurta loo jecleysiin karaan quluubtoodana loogu beeri karaa xifdinta Qur’aanka Kariimka? maxayse tahay faa’iidooyinka ku jira in caruurta Qur’aanka la xifdisiiyo inta ay yaryihiin? ku dha dhageyso warbixintaan.