Heshiis xabad joojin iyo maxaabiis isweydaarsi ah, ayaa dhexmaray maamulka Yahuudda iyo Kooxaha Muqaawamada Filastiin, kaasoo khubarada arimaha Filastiin ka faallooda ku tilmaameen mid jab ku ah Yahuudda, guulna u ah Muslimiinta Qazza.
Hadaba sidee ayuu u dhacay heshiiska, maxayna yihiin qodobada ay labada dhinac isku raaceen?