Shacabka magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari, ayaa aragtidooda ka dhiibtay safarkii uu dhawan Xasan Sheekh Maxmuud ku tagay dalka Itoobiya, halkaas oo uu kula kulmay Abiy Axmed.
Dadweynahan ayaa tilmaamay in Xasan Sheekh aanu caqli lahayn, laguna tilmaami karo nin waalan, oo uusan ahayn madaxweynaha Soomaaliya.