Tuesday, December 24, 2024
HomeAll NewsSenator Maxamed Cali Yusuf oo ku Geeriyooday Dalka Turkiga.

Senator Maxamed Cali Yusuf oo ku Geeriyooday Dalka Turkiga.

Warar goordhaw soo dhacay ayaa sheegaya in mid kamid ah xildhibaannada Dowladda Fearaalka oo ku geeriyooday dalka Turkiga.

Senator Maxamed Cali Yusuf (Gaagaab) oo katirsanaa xildhibaannada Dowladda Fedaraalka, horayna usoo noqday madaxweyne kuxigeenkii maamulka la baxay Puntland ayaa ku geeriyooday dalka Turkiga.

Senator-ka ayaa ugeeriyooday xanuun uu mudooyinkii lasoo dhaafay la daalaa dhacayay, waxa uuna ninkaan xiriir dhaw la lahaa dowladda Xabashida Itoobiya.

Ninkaan ayaa waxa uu sidoo kale kamid ah dadkii wax kasoo qoray dastuurka baal marsan Shareecada Islaamka ee ay ku dhaqanto Dowladda Fedaraalka.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments