Cabdi Ismaaciil Samatar, oo ah senatar katirsan Aqalka sare ee Baarlamaanka Dowladda Federaalka, ayaa sheegay in boqoashadii Xasan Sheekh ku tagay Adis Ababa iyo laab furnaantii uu ku qaabilay Abiy Axmed, ay ahayd han jebin lagu sameynayo umadda Soomaaliyeed.
Wuxuu tilmaamay in Itoobiya ay horaanba u heysatay dhulka Soomaaliyeed, hadana ay dooneyso iney ku darsato badda.