Wednesday, December 25, 2024
HomeAll NewsSarkaal Xigeen Katirsan Maleeshiyaadka Bangaraf oo Isagoo Tahriib ah ku Dhintay Saxaraha...

Sarkaal Xigeen Katirsan Maleeshiyaadka Bangaraf oo Isagoo Tahriib ah ku Dhintay Saxaraha Liibiya.

Sarkal xigeenkaan oo katirsan maleeshiyaadka Bangaraf ee uu Mareykanku tabaray oo tirsanayay eex lagu sameeyay ayaa waxa uu tahriibay dalka dibaddiisa isagoo ugu dambeyn ku geeriyooday saxaraha dalk Liibiya.

Ismaaciil Macallin Buulle ayaa lagu magacaabaa sarkaal xigeenkaan tahriibka ku dhintay, waxa uuna ahaa gacan yarihii Xasan Tuurre oo lagu dilay weerar ka dhacay Galcad oo katirsan gobalka Galgaduud.

Tahriibayaal la socday sarkal xigeenka ayaa xaqiijiyay geeridiisa, tani ayaana qeyb ka ah dayaca iyo dac darrada heysata saraakiisha iyo askarta Dowladda Fedaraalka.

Halkaan ka Degso Warka Sarkaal Xigeenka

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments