Sarkaal katirsan ciidamada Maraykanku tababaray ee DANAB lagu magacaabo, kuna sugan gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegay iney cabasho ka yihiin Dowladda Federaalka.
Carab dheeg oo muuqaal soo dhigay baraha bulshada, wuxuu sheegay in saraakiisha uu isagu hogaamiyo aaney Dowladda Federaalka ka helin wax dallacsiin ah, dhawaana warbaahinta ka akreen ciidamo katirsanaa maamulka Jubbaland oo ay Dowladda Federaalka dallacsiineyso.