Sunday, November 17, 2024
HomeWarka GudahaSarkaal Hore oo Madaxda Ciidamada Dowladda Federaalka Ku Eedeeyay Xatooyada Saadka Ciidanka.

Sarkaal Hore oo Madaxda Ciidamada Dowladda Federaalka Ku Eedeeyay Xatooyada Saadka Ciidanka.

Shariif Shaacib oo ah korneel ciidan, oo kamid ahaan jiray ciidamadii Soomaaliya ayaa ku eedeeyay saraakiisha ciidamada Dowladda Federaalka, iney lunsadaan saadka ciidamada, taasina ay keeneyso in ciidanku isku dagaalaan inta har ee soo gaarta.

Halkan kala deg

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments