Sare ukacan ayaa waxaa sababay dhowr arrimood oo ay kamid yihiin, fatahaado saameeyay beerihii Jowhar ee khudaarta soo saarjiray jiray taasoo kalliftay in meelo kale oo ay kamid tahay Balcad looga keeno Khudaarta.
Waxaa sidoo kale kamid ah wadooyinka oo xiran iyo gaadiidka khudaarta keenaya oo qaadanaya lacago badan sababo la xiriira wareegga dheer ee uu soo gelayo iyo isbaarooyinka jidadka uyaalla ciidanka Dowaladda Fedaraalka.