Saturday, January 11, 2025
HomeAll NewsSaraakiil Katirsan Maamulka Soomaaliland oo la Sheegay iney Isku Dhiibeen Maamulka SSC.

Saraakiil Katirsan Maamulka Soomaaliland oo la Sheegay iney Isku Dhiibeen Maamulka SSC.

Gudoomiyaha gobolka Sanaag ugu magacaaban maamulka la baxay SSC-Khaatumo ayaa ka warbixiyay, saraakiil sarsare oo ay sheegeen iney iska soo dhiibeen maamulka ay iska soo horjeedaan ee fadhigiisu yahay magaalada Hargeysa.

Waxa uu tilmaamay in 2 sarkaal oo katirsanaa maamulka la baxay Soomaaliland ay isku soo dhiibeen nidaamkooda ayna soo dhaweeyeen.

Horay ayay sheegeen iney uga tageen magaalada Ceerigaabo, ayna xiriir ka hayeen mudadii ay ka maqnaayeen.

Halkaan ka Degso Warka Saraakiisha

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments