Hogaamiyaha maamulka la baxay Puntland ayaa Dowladda Fedaraalka ku tilmaamay mid aan miyir qabin.
Saciid Cabdullaahi Dani oo ah madaxweynaha maamulka la baxay Puntland oo khudbad ka jeedinayay magaalada Garowe ayaa waxa uu shaaca ka qaaday, in madaxda Dowladda Fedaraalka ay yihiin kuwa aam miyir qabin.
Khubadda oo uu kaga hadlayay lacago cusub oo uu sameysan doono maamulkaas ayuu sheegay, in iminka aysan jirin dowlad fayoow oo dadka isku heyn karta.
Halkaan ka Degso Warka Saciid Dani