Saacadihii lasoo dhaafay roobab xooggan oo lagu diirsaday ayaa waxa ay ka da’een, degmada Saakow iyo deegaannada Hoosyimaada ee gobalka Jubad-dhexe.
Dadka oo maalmihii lasoo dhaafay darmeeyay kuleyl daran ayaa iminka qabowsaday, waxayna ka shukriyeen nicmada Alle ee uhoortay.