Ninkaan oo ka hadlayay dhibaabatada ay Dowladda Fedaraalka iyo maaamul gobaleedyada ku hayaan dadka ku dhaqan goobaha ay ka arrimiyaan ayaa waxa uu sheegay, in Xasan Sheekh uu ka barakiciyay gurigii uu ku lahaa magaalada Muqdisho.
Waxa uu tilmaamay in dhaawac uu kasoo gaaray barakicinta lagu sameeyay, isagoo si guud ka hadlay dhibaatada ay maamullada shisheeyuhu ka dhisteen dalka ay ku hayaan umadda.
Waxaa kale oo uu tilmaamay in Shareecada Islaamka uu la tiigsan doono Xasan Sheekh iyo maamullada kale.