Mujaahidiinta Jamaacada Nusratul-Islaami Wal-Muslimiin ayaa maalintii Khamiista weerar culus ku ekeeyay, xero ciidan oo ay leedahay xukuumadda Burkiina-Faaso, waxaana dagaalkaasi ciidanka Burkiina-Faaso kasoo gaaray khasaare nafeed iyo mid maaliyadeed intaba.
3 askari ayey ka dileen Mujaahidiinta jamaacadu halka ay ka furteen 2 gaadiid ah hub iyo 13 mooto oo nooca Dhug dhugleeyda ah.
Dhinaca kale isla maalintii Khamiista kolonyo askarta Burkiina Faaso ah oo ku socdaalyay gudaha wadankaasi, ayaa lala beegsaday qaraxyo dhowr ah waxaan halkaasi uga dhintay tiro askar ah, iyadoo laga gubay 4 gadiid ciidan ah oo uu ku jiro mid gaashaaman hubna laga furtay.
Weerarada Mujaahidiinta Jamaacada Nusratul-Islaami Wal-Muslimiin aya maalmihii lasoo dhaafay sii laba lixaad sanyay, iyagoo weeraro ay qaadeen khasaarooyin culus ku gaarsiiyay xukuumadaha ka jira wadamada dhaca saxaraha iyo saaxilka Afrika.