Ciidamo Mujaahidiinta Jamaacada Nusratul-Islaami Wal-Muslimiin ayaa weerar ku ekeeyay, xarun ay ciidanka Burkiina-Faaso ku leeyihiin Baqlaa oo katirsan gobolka Diidoqo ee wadankaasi.
Khasaare dhimasho ayaa ka dhashay weerarkan, waxaana lagu dilay 8 askari, halka laga furtay hub, 3 mooto Dhugdhugleey iyo agabyo kale.
Dhinac kale isla Mujaahidiinta jamaacadan ayaa dagaal ku qaaday, askar katirsan kuwa burkiina-Faaso oo ku sugnaa Qaruum oo kamid ah isla gobolka Diidoqo, ciidankan ayaa markii ay u adkeysan waayeen xabadda kaga imaaneysa dhanka Millateriga Jamaacada, waxay naftu bidday iney isaga cararaan fagaaraha dagaalka, hub ayaan laga furtay.
Dhamaan weeraradan waxay Mujaahidiinta Jamaacada Nusratul-Islaami Wal-Muslimiin, soo raaciyeen cadeymo muujinaya sida ay wax udhaceen islamarkaana xoojinaya xogta ay sheegeen, waxaana sawirro ku saabsan dagaalladan baahisya mu’asasada Az-Zallaaqa oo ku hadasha afkooda.