Dilkaan ayaa waxaa maalintii shalay loo geystay, Saalax Maxamuud Cali Gurey oo kamid ahaa odayaasha dhaqanka ee magaalada Ceerigaabo ee uu ka arrimiyo maamulka la baxay Soomaaliland.
Kooxo hubeysan ayaa lasoo warinayaa iney geysteen dilka Saalax, kaas oo sidoo kale ka shaqeynayay mid kamid ah sharikadaha ku yaalla magaalada Ceerigaabo, waxaana dilkiisa loo badinayaa inuu ka dambeeyo maamulka la baxay Soomaaliland.
Halkaan ka Degso Warka Dilka Ceerigaabo