Waxaa waxaa taagan islamarkaana soo xoogeysaneysa xiisadda udhexeysa Dowladda Fedaraalka iyo maamulka la baxay Jubbaland, taas oo hadda mareysa iney dagaal isugu goodiyaan.
Nabadoon Quuri oo kamid ah waxgaradka Soomaaliyeed oo ay wareysatay Warbaahinta Islaamiga ah ee Al-Furqaan ayaan ka wareysanay arrintaan.
Halkaan ka Degso Wareysiga Nabadoon Quuri