Waxaa maalmihii lasoo dhaafay sii xoogeysanayay khilaafaadka udhexeeya Dowladda Fedaraalka ee uu hogaamiyo Xasan Sheekh iyo madaxda maaamul gobaleedyada.
Haddaba Muxuu Salka ku Hayaa Khilaadka ka Dhaxeeya Dowladda Fedaraalka iyo Maamul Gobaleedyada? Waxaa arrinkaasi ka wareysanay nabadoon mid kamid ah nabadoonnada wilaayaadka islaamiga ah.