Sunday, November 17, 2024
HomeWarka GudahaMuuse Biixi oo eedeyn Ujeediyay Dowladda Jabuuti.

Muuse Biixi oo eedeyn Ujeediyay Dowladda Jabuuti.[DHAGEYSO]

Madaxweynaha maamulka la baxay Soomaaliland Muuse Biixi ayaa isagoo ka falcelinayay eed ay horay maamulkiisa ugu jiidisay Dowladda Jabuuti, ayaa waxa uu dhaleeceen ujeediyay nidaamka Ismaaciil Cumar Geelle.

Hogaamiyaha maamulkaan ayaa sheegay, in Jabuuti ay tahay dowlad aad ugu dhaw lana macaamisha Itoobiya, iyadoo ay saas tahayna ay ka xanaaqday in maamulka la baxay Soomaaliland uu la macaamilo Itoobiya sida uu hadalka udhiagay,

Eedo aysan laheyn ayuu tilmaamay in Jabuuti ay ujeedisay maamulkiisa, isagoo dhanka kale tibaaxay in ay shir ku khiyaantay dhabarkana ay ka toogatay.

Halkaan ka Degso Warka Muuse Biixi

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments