Saturday, January 4, 2025
HomeAll NewsMustafa Cagjar oo Dafiray in Maleeshiyaadkiisa ay Dad Rayid ah ku Laayeen...

Mustafa Cagjar oo Dafiray in Maleeshiyaadkiisa ay Dad Rayid ah ku Laayeen Dacawaley.

Hogaamiyaha maamulka ay Xabashidu ka dhisatay dhulka Soomaali-galbeed ayaaa dafiray in maleeshiyaadkoodu ay dad rayid ah ku xasuuqaan deegaaanka Dacawaley.

Mustafa Cagjar oo ah hogaamiyaha maamulka ay Dowladda Xabashida Itoobiya ka dhisatay dhulka Soomaali-galbeed ayaa waxa uu beeniyay, in maleeshiyaadka Liyu Bolis ay dad shacab ah ku xasuuqeen deegaanka Dacawaley ee ay gumeysato Itoobiya.

Waxa uu tilmaamay ineysan jirin 1 qof oo rayid ah oo ay maleeshiyaadkoodu ku dileen deegaankaas, iyadoo muuqaallo lasoo duubay laagu arkayay tobannaan ruux oo rayid ah oo ay laayeen ciidanka Liyu Bolis.

Halkaan ka Degso Warka Cagjar

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments