Mucaaradka Itoobiya ee ku sugan dalka dibadiisa ayaa ku howlan sidii uu xukunka uga tuurilahaa Ra’iisulwasaaraha Itoobiya Abiey Axmad.
Wadanka Mareykanka ayaa waxaa isku ururusanaya xubnaha ugu waa weyn mucaaradka Itoobiya, oo uu ugu horreeyo Jawaar Maxamad oo kasoo jeeda gobolka Oromada iyo mas’uuliyiin hore oo Itoobiyaan ah, kuwaasoo qaarkood xilal sare iyo kuwo dhexaba soo qabteen.
Waxay aad udhaliilsan yihiin xisbiga talada haya ee lagu magacaabo Barwaaqo iyo siyaasadda uu dalkaasi ku hogaaminayo Abiy Axmad.