Ururka Midowga Afrika ayaa taageeray kulankii Ankara ee uu Xasan Sheekh Itoobiya ugu ogolaaday iney qaadato qeyb kamid ah Badda Soomaaliya.
Golaha ayaa soo jeediyay in si buuxda loo dhaqan galiyo hishiiskaas oo aan waxba ka duwaneyn kii uu Muuse Biixi la galay Abiy Axmed.
Halkaan ka Degso Warka Midowga Afrika