Sunday, January 12, 2025
HomeAll NewsJubbaland oo Codsatay in Wadahadal Lagu Dhameeyo Xiisadda Kala Dhaxeysa Dowladda Fedaraalka.

Jubbaland oo Codsatay in Wadahadal Lagu Dhameeyo Xiisadda Kala Dhaxeysa Dowladda Fedaraalka.

Maxmuud Sayid Aadan, oo ah madaxweyne kuxigeenka maamulka labaxay Jubbaland ayaa Dowladda Federaalka ka codsaday in wadahadal lagu dhameeyo xiisadda ka dhex taagan labada dhinac.

Maxmuud Sayid Aadan oo qabtay shir jaraa’id, ayaa tilmaamay in intii uu daadan lahaa dhiiga ciidamada is hor fadhiya ay haboontahay in la wada hadlo, wada xaajoodna lgu dhameeyo khaladaadka jira.

Halkaaan ka Degso Warka Maxamuud

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments