Maamulka Yahuudda ayaa wali sii wada dhibaatooyinka dhan waliba leh ee uu ku hayo Muslimiinta ku nool Qaza iyo guud ahaan dhulka Filastiin ee uu gumeysiga ku heysto.
Marka laga yimaado duqeymaha wuxuushnimada ah ee uu ka wado Marinka Qaza, waxa uu Kayaanka Suhyuuniga ah sameeyay kooxo burcad ah oo dhac ugeysta gargaarka loo wado dadka Muslimiinta ah ee ku dhibaateysan Qaza.