Soomaaliya gaar ahaan Waqooyiga iyo gobollada Dhexe, waxaa waayihii udambeeyay kusoo badanayay dadka Itoobiyaanka ah ee wadanka Soo geliya iyaagoo raxan raxan usocda, hadaba maxay ka doonayaan dalkeena dan noocee ah ayeysa leeyihiin.?