Saturday, December 28, 2024
HomeAll NewsMaxay Tahay Dhibaatada Joogtada ah ee ay Dowladda Shuuciyadda Shiinaha ku Heyso...

Maxay Tahay Dhibaatada Joogtada ah ee ay Dowladda Shuuciyadda Shiinaha ku Heyso Muslimiinta Ighoor?[WARBIXIN]

Tan iyo soo ifbixii dacwada Islaamka waxa ay Muslimiintu meel waliba oo ay joogaan wajahayeen dhibaatooyin badan oo uga imaanaya dadka gaalada ah ee doonaya iney ka hortagaan Nuurka Allaah, islamarkaana ay hor istaagaan faafintaanka dacwada Toxiidka.

Dowladihii kala duwaan ee soo maray caalamka islaamrkaana dulleysan jiray basharka, ayaa waxa ay dagaalkooda ugu weyn isugu geyn jireen la dagaalanka diinta Islaamka, iyo sidii loo tirtir lahaaa raadadkeeda, iyagoona dhibaatooyin adag ugeysan jiray Muslimiinta.

Inkastoo ay hagardaamooyin badan u maleegeen Islaamka iyo ehelkiisa, haddana waa ay usuura gali weysay sida ay rabeen, oo diinta ayaa si xowli ah ugu faaftay daafaha dunida, iyadoo gabi ahaanaba ay burbureen isku dayadii ay gaaladu ku doonayeen iney kaga hortagaan faafintaanka dacwada.

Casrigaan aan maanta nool nahay waxa uu kamid ah kuwa sida adag loola dagaallamay dadka Muslimiinta ah, waxa ayna gaartay in uusan jirin dhul kamid ah caalamka Islaamka illaa lagu duulo oo uu marti galiyo dagaal Saliibi ah oo ay hogaaminayaan dowladaha sheegta quwadaha caalamka.

Turkistaanta bari, waxa uu kamid ah meelaha ay dhibaatooyinka ugu adag ku wajahaan Muslimiinta,  waa dhul ballaaran oo ay ku noolyihiin malaayiin ruux oo muslimiin ah, oo asal ahaan kasoo jeeda qomwiyada Turkida.

Halkaan ka Degso Warbixinta Shiinaha

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments