Mid kamid ah macaalimta waaweyn ee ay leedahay magaalada Dimishiq oo horey u ahayd daartii Khilaafada Umawiyiinta, waa masjidka Jaamica ee Al-Umawi, kaasoo ay dhiseen khulafadii Umawiyiinta.
Masjidkan ayaa si lamid ah magaalada Dimishiq, wuxuu inkabadan 50 sano ka maqnaa gacanta Muslimiinta, isagoo ahaa minbar looga duceeyo jallaadiyiintii Nuseyriyada ee ku amar taagleynayay reer Shaam.