Alle ka cabsigu waa shey muhiim u ah qofka Muslimka ah, kaas oo laga doonayo in tallaab waliba oo uu qaadayo ay ku dheehnaato taqwada Allaah.
Sidoo kale Alle ka cabsigu waxa uu qofka ka helayaa fawaa’id badan, waxaana kamid ah in ciriiri kasta oo soo wajaha qofka Muslimka ah uu Alle uyeelayo meel uu kaga baxo.
Halkaan ka Degso Warbixinta Alle ka Cabsiga