Sare ukac qiimaha mallayga ah ayaa laga dareemayaa goobaha looga iibiyo magaalada Muqdisho.
Mid kamid ah ganacsatada iibiya mallaayga ayaa sheegay in kiilada mallaayga ah markii hore la iibinjiray 1 Doollar iyo bar illaa labo Doollar, haatanna la iibiyo 6 Doollar.
Arrintan ayaa loo sababeeyay dabeyllaha xilligan socda oo saameyn ku yeeshay kalluumeysatadii.